Mooto Bajaajta oo Shaqo Abuur Unoqotay dhalinyarada Qurbaha ka soo Laabanaya.  

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ka soo laabtay qurbaha ee ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa shaqo Abuur ka dhigtay Wadista Mooto Bajaajta taas oo ay ku Maareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda iyo Naftooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here