Maamulka Gobolka Hiraan oo ku Baaqay Kulan Dib-uheshiisiin ah.

0
131

Jowhar – ( Radio  Isnaay ) – Degmada Feer-feer ee gobolka hiraan oo ah oo Xuduud ay wadagaan dalalka Soomaaliya Itoobiya ayaa waxaa manta gaaray Wafdi uu hogaaminaayo Maamulka Gobolka Hiraan waxaana lagu wada in degmadaasi lagu qabto kulan dib-uheshisiin ah oo lagu daminaayo colaada siidhaba dheraatay ee udhaxeysa dadka udhaw deegaanada Xadka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Mucalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here