Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Wada Dadaalo ay kaga Qeyb galayaan Siyaasadda Dalka Maadaama Dhawaan Doorashada Baarlamaanka ay ka Bilaaban Doonto Dalka oo Idil Sida ay Radio Isnaay u Sheegtay Fartuun Aadan Xeyfow oo ah Gudoomiyaha Ururuka Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.