Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Sababay Hoos udhac Qiimaha la iibiyo Miraha Cambaha.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan Suuqyada Magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq  ganacsi oo xowli ah gaar ahaan suuqyada lagu iibiyo miraha Cambaha oo xilligan oo kale sanad waliba la soo guro ama uu gaaro heerka bislaashaha.

Warbixintan Waxaa Inoo  Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here