Dhalinyarada Waxbaratay ee Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyey Shaqo yarida dalka ka jirta.

0
174

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Iyada oo dhalinyaro badan oo waxbaratay ay ku suganyihiin gudaha dalkeena soomaaliya gaar ahaan magaalada Jowhar ayaa waxa jirta shaqo yari  bahsan oo heysata dhalinyaradaasi waxbaratay Waxaaana ay Saameyn ku yeelatay Nolosha iyo Mustaqbalkooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here