Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanad kasta qiyaastii 5 milyan oo waayeel ah ayaa lagu xadgudbaa, lana dayacaa, Dadka waayeelka ah ee Mareykanka ayaa lumiya qiyaastii $ 2.6 bilyan ama kabadan sanadkii sababo laxiriira ku xadgudubka dhaqaalaha iyo dhiig-miirashada, lacagaha loogu tala galay in loo isticmaalo in lagu bixiyo baahiyaha aasaasiga ah sida guriyeynta, cuntada, iyo daryeelka caafimaadka Lama siiyo taas oo xadgudub ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :– Cabdicasiis Xasan Cabdulle.