Dowladda Talyaaniga oo Hirshabeelle ka taagereeysa Arrimaha Fatahaadaha.

0
197

Jowhar (Radio-Isnaay)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowlada Talyaaniga u Fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi.

Kulankaan ayaa looga hadlay Arrimaha Fatahaadaha Amniga iyo fulinta Mashaariicyo Horumarineed oo wax tar u leh Bulshada Deegaanada Hirshabeelle.

 

Warbixintan waxa soo Jeedineysa;- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here