Aqoonyahaan Cabdulle Saney oo Ka Hadlay Muhiimadda Waxbarashada u Leedahay Bulshada.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dugsiyada waxabarashada ee ku yaala magaalada jowhar ee caasimadda maamulka hirshabeelle ayaa ku howlan dadaallo sare loogu qaadayo tayada wax barashada ardayda dhigata iskuulada kuyaal  jowhar Waxaana Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiyada Magaalada Jowhar ay kaalin muuqata ka Qaataan Kobcinta Garaadka Ardayda Sida uu Sheegay .Cabdulle Saney Cumar oo ka mid ah Aqoonyahaanada Gobolkani Shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here