Machadka Buundo oo Bulshada Magaalada Ka Taageeraya Barashada Comptutarka.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Machadka cilmi baarista tababarada iyo tiknoloojiyada Buundo ee Magaalada Jowhar ayaa sanadwalba waxa uu soo saaraa Arday badan oo bartay cilmiga computerka kuwaasi oo isugu jira dad ganacsato ah, ardayda dhigata jaamacadaha, macalimiinta iyo kuwa dugsiyada sare ka soo qalinjibinaya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here