Shacabka Xaafadaha Baladweyne oo Bilaabay Dayactirka Waddooyinka Burbursan.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Xaafadda Xaawo taako ee magaalada baladweyne ayaa walaac xoogan waxa ay ka muujiyeen burburka wadooyinka ee ay isticmalaan gadiidka noocyadiisa kala Duwan xilliyada roobka la gaaro iyaga oo taasi ka duulaya ayaa waxa ay bilaabeen isxilqaan wadooyinka lagu Dayactirayo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here