Hirshabeelle iyo Galmudug oo iska Kaashanaya Heshiisiinta Beelo Dagaalamay.

0
178

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa boogaadiyay Dadaalada Nabadeeynta ee kasocodo Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan taasoo ay siwadajir ah ay iskaga kaashanayaan Maamulada Galmudug iyo Hir-shabeelle oo Garab ka helayo Odayaasha dhaqanka Beelaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here