Magaalooyinka Jowhar iyo Baladweyne oo  laga Dahfuray Imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacada Plasma.

0
121

Jowhar (Radio-Isnaay)- Ardayda Jaamacada Plasma ee magaalooyinka Jowhar iyo baladweyne ayaa manta ufariistay imtixaanka kama dambeysta ah ee sanad-dugsiyeedka 2020-2021 waxa uuna socon doona ilaa asbucaani.

Warbixintan Waxaa soo Jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here