Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay hogaamintiisa ee hanaanka doorashooyinka.

0
189

Jowhar (Radio-Isnaay)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo dhaweynayeen, kuna taageerayeen hoggaaminta Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka iyo xasilinta caasimadda, kaasi oo lagu qabtay xarunta Degmada Deyniile.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here