Jowhar (Radio-Isnaay)- Sare ukacan laga daremaayo seyladaha lagu iibiyo Hilibka Xoolaha ee Magaalada Jowhar ayaa la sheegay in ay sabab utahay fatahaadaha wabiga shabeelle oo inta badan saameeyn ku yeeshay isku socodka wadooyinka gobolka shabeellaha dhexe.
Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macalin