Jowhar (Radio-Isnaay)- Wafdi ka socda Dowladda soomaaliya oo ay wehlinayaan ganacsato ajaanib ah ayaa indho indheyn ku tagay degmo xebeedka Warshiikh ee gobolka shabeellaha dhexe halkaasi oo la qorsheynaayo in laga hirgaliyo mashaaricyo horumarineed iyo in dadka ajaanibta ah in ay arkaan quruxda iyo qeyraadka degmada warshiikh.
Warbixintan Waxaa soo Jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.