Dalka Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga waayay  Kiisaska Cudurka Covid-19.

0
153

Jowhar (Radio-Isnaay)- Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaliya ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in dhammaan magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka laga waayay kiisaska cudurka Karoonaha 24 saac ee lasoo dhaafay.

Warbixintan Waxaa soo Jeedineysa :- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here