Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0
190

JOWHAR (Radioisnaay) Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa la kulmay wefdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya o booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho.

Labada dhinac ayaa waxaa ay hadleen xoojinta xiriirka & Iskaashiga labada dal iyo dib u furista safaaradda Sacuudiga ee Soomaaliya oo muddooyinkii ugu dambeeyay xiran.

Wafdiga ayaa uga mahad celiyay Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha soo dhawyenta loo sameeyay, iyaga oo sheegay inay kordhin doonaan taageerada ay siiyan dowladda Soomaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here