Daadadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Saameeyay Xaafado ka Mid ah Jowhar.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka ku nool Waaxda badda cas ee Xaafada Hantiwadaag oo ka mid ah afarta xaafadod ee magaalada jowhar ayaa walaac xoogan waxa ay ka muujiyeen daadadka fatahaadaha wabigashabeelle oo qeybo ka mid ah xaafadahaasi biyaha fatahaadaha ay ragaadiyeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here