Tababar ku Saabsan Hab Maamulka Bulshada oo ka Socda Magaalada Balad weyne.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Magaalada baladweyne ee gobolka hiraan waxaa maalinta saddexaad ka socda tababar aqoon kororsi ah oo xubnaha dowladda hoose ee gobolkaasi lagu barayo Hogaaminta Maxaliga ah iyo maareynta khilaafaadka Bulshada waxaana tababarkan soo agaasimay Wasaaradda Arimaha gudaha maamulka hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here