Dowlada soomaaliya iyo imaradka oo ka wada hadlay sameynta fatahadaha wabiga shabelle.

0
202

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka ah ee somaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman.

Kulunka labada  dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii Dowladda Imaaraadka  kaalin uga geysan lahayd gurmadka dadka ay saameeyeen fatahaadaha  wabiga shabelle, gaar ahaan Magalada jowhar iyo degaannada hoostaga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Xaliima Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here