Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Muddo aad u dheer, waxaan ka faa’iidaysanaynay deegaanka Seddexdii ilbiriqsiba, adduunku wuxuu lumiyaa keymo ku filan oo dabooli kara garoon kubbadda cagta ah qarnigii la soo dhaafayna waxaan burburinay kalabar dhulkeenna dhirtiikutaalaygaarahaanwadankeenaSoomaaliya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.