Qaramada Midoobay oo War ka soo Saartay Xaaladda Banii’adannimo ee Soomaaliya.

0
235

Jowhar (Radio-Isnaay)-Abaaraha iyo roob yarida ka jirta Dalka Soomaaliya ayaa ku riixeysa in ka badan 2.73 milyan oo qof in ay soo wajahan dhibaatooyin dhanka nolosha ah,sidaasi waxaa maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd ka dhawaajiyay xafiiska UN-ka ee Isku-duwidda Hawlaha Bani’aadamnimada (OCHA) .

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya;- Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here