Kulan looga Hadlaayey Nabdda oo lagu qabtay Magaalooyinka Jowhar iyo Baladweyne.

0
158

Jowhar (Radio-Isnaay)-Ururka Horumarinta Nabada Maamulka Hirshabeelle ayaa Magaalooyinka Baladweyne iyo Jowhar ka waday mudooyinkan dambe kulamo xasaasi ah oo bulshada looga wacyigalinaayey in door muhiim ah ay ka qataan xoojinta Nabadda iyo isdhexgalka bulshada si loo kordhiyo dhaqdhaqaaqa dowladnimada ee deegaanka.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Mucallim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here