Deegaano hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo laga soo sheegayo Xaalad bini’adannimo.

0
132

Jowhar (Radio-isnaay)-Dadka ku nool Tuulada Baardheere oo ka mid ah Tuulooinka hoostaga Degmada Balcad ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ka jira xaalad adag oo dhanka nolasha ah kadib markii ay Saameeyn xoogan ku yesheen fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo inta badan baa’biyey Waxsoosaarkii beeraha ee degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya;- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here