Booliska Somaliland oo ka hadlay Wiil dhalinyaro ah oo isku daldalay Magaalada Burco.  

0
188

Jowhar (Radio- isnaay) -Maydka Wiil dhalinyaro ah ayaa  isku daldalay bartamaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Ciidamada booliska ammaanka ee maamulka Somaaliland  ayaa fahfaahin ka bixiyey sida ay ku soo helaan maydka wiilkani waxa ayna shegeen in  Cisbitaalka Guud ee Burco ay geyeen maydka  isla markaana  lageliyay talaagad loogu talagalay.

Warbixin Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Macallim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here