Xanuunka Duumada oo ka Dilaacay Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daadadkii ka Dhashay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle iyo Roobabkii kuga ee ka Da’ay Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Sababay Xanuuno ay kamid yihiin Duumada iyo Tiifowga Waxaana Arintaasi Walaac ka Muujiyay Wax garadka Tuulada Xudur ciise ee Duleedka Degmada Mahadaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here