Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ka Dib Socdaal ay Maanta ku Soo Gaareen Magaalada Jowhar Reysal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi ka Kooban Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Waxa uu Ujeedkoodu ahaa Sidii ay u Qiimeyn lahaayeen Saameyntii ay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ku Yeesheen Magaalada Jowhar ee Caamida Hirshabeelle iyo Deegaanada ku Teedsan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.