Natiijada doorashada Somaliland ee degmooyinka qaar oo si hordhac ah loo shaaciyay

0
159

JOWHAR (Radioisnaay) Guddiga doorashooyinka Soomaliland ayaa soo saaray natiijooyinka horudhaca ah ee doorashada Golayaasha degaanka 13 kamid ah degmooynka degaannada Soomaliland.

Degmooyinkaas ayaa waxaa ku loolamay Xubno kamid ah Xisbiyada Muxaafidka iyo Mucaaradka Soomaaliland, waxaana guddiga doorashooyinka sidoo kale ay shaaciyeen Magacyada Degmooyinka kale ee  wali lagu gudo jiri diyaarinta Natiijadooda.

Degmooyinka sida horudhaca ah natiijadooda loo soo badnhigay ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin

  1. Saylac
  2. Lughaya
  3. Sallaxley
  4. Buuhoodle
  5. Laascaanood
  6. Xudun
  7. Taleex
  8. Gar-adag &
  9. Sheekh
  10. Baligubadle
  11. Caynabo
  12. Oodweyne
  13. Ceel Afweyn

Sidoo kale Gudiga doorashooyinka aya ku howlan diyaarinta natiijada degmooyinka kale ee doorashooyinka, kuwaas oo kala ah.

  1. Zeylac
  2. Lughaya
  3. Sallaxley
  4. Buuhoodle
  5. Las Anod
  6. Xudun
  7. Taleex
  8. Gar-adag
  9. Sheekh
  10. Ceel Afweyn
  11. Oodweyne
  12. Caynabo
  13. Baligubadle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here