Ururka Dhalinyarada Shabeellaha Dhexe oo Wada Qorshe Kor loogu Qaadayo Bilicda Magaalooyinka Gobolka.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe Fartuun Aadan Xeefow ayaa Sheegtay In ay Wadaan Qorshe ay uga Qeyb qaadanayaan Dadaalada Dib u Soo Celinta Bilicda Degmooyinka Gobolka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here