Kulan Bulshada Looga Wacyigalinayo khatarta Gudniinka Fircooniga ah oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay soo Qaban Qaabisay Hey’ada Hiil Afrika ayaa Waxaa ka Soo Qeybgalay Bulshada Qeybaheeda kala Duwan Masuuliyiin ka Socotay Maamulka Gobolka Kan Degmada Jowhar Dhalinyaro Haween iyo Martisharafkale.

Ujeedada Kulanka ayaa ahaa Sidii Bulshada Looga Wacyigalin lahaa Halista Caafimaad ee Ka Dhalan karta Gudniinka Fircooniga ee gabdhaha iyo Guurka Deg degga ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here