Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 1600 oo Arday oo Maalintii Sabtida u Fadhiistay imtixaanka Dugsiyada Sare ee Maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta Si Rasmi ah Loogu Soo Gaba gabeeyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.