Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo hoos dhacay

0
130

JOWHAR (Radioisnaay) Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 466

o Laga Helay: 5
o Banadir:2
o Hirshabelle:3
o Lab: 2
o Dhedig: 3
o Bogsashada: 0
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,667
Bogsashada Guud: 6,764
Dhimashada Guud: 769

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here