Wafdi ka Socda Maamulka Hirshabeelle oo Gaaray Magaalada Baladweyne

0
226

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdigan gaaray manta magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Waxaa kamid ahaa Wasiirka howlaha guud iyo Dib u Dhiska  Maamulka Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaanshi Waxaana Magaalada Baladweyne ku Soo Dhaweeyay Maamulka Gobolka Hiiraan Kan Degmada iyo Masuuliyiin kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here