Hirshabeelle oo Wada Kulamo lagu Dhiiragalinayo Haweenka ka Qeybgalaya Siyaasadda.

0
178

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli dhawaan la filaayo in dalkeena ay ka dhacdo doorashada Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha ayaa wasaaradda haweenka iyo xuquuqul isaanka hirshabeelle waxa ay wadaa kulamo lagu baraarujinayo haweenka deegaanada hirshabeelle iney ka qeybqataan tartanka siyaasadda haweenka islamarkana ay soo dhaciyaan kuraasta ay xaqa u leeyihiin ee boqolkiiba sodonka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here