Ganacsatada Dalag beereedyada Degmada Jowhar oo ka Walaacsan  Saameynta Fatahaadaha.

0
290

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah haweenka ka ganacsada wax soosaarka beeraha gaar ahaan dalagyada galeyda iyo digirta ayaa sheegay in dalagyada ay ka ganacsadaan uu hadda sare ukacay sababo ay ku sheegeen fatahaadaha wabiga oo inta badan dhulbereedyadii gobolkani shabeellaha dhexe baab’iyey.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here