Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu dahfurayey Wajiga Labaad ee Tallaalka Covid-19 ayaa lagu qabtay magaalada jowhar ee Caasimadda hirshabeelle waxaana ka qeybgalay oo tallaalka lagu bilaabay masuulyiin katirsan wasaaradda caafimaadka hirshabeelle,maamulka gobolka shabeellaha dhexe iyo taliska boliiska degmada jowhar .
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.