Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare oo Maanta ka Bilowday Magaalada Jowhar.

0
427

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in 42, 000 (Afartan & laba Kun) oo Arday ay Maanta u fariisanayaan imtixaanka, kaas oo Manta ka bilaabanaya Muqdisho & Gobolada dalka.

Xarumaha Imtixaanka lagu galaayo ayaa waxaa la geeyay Ciidamo loogu tala galay in ay suggaan Ammaanka xarumahaasi iyo kormeerayaal loogu talo galay inay ilaaliyaan Imtixaanka, kuwaas oo qaarkood ka socda Wasaaradda Waxbarashada.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here