Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Saameeyay Ganacsiga Sisinta ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
444

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare ukac xoogan ayaa laga dareemaya suuqyada lagu iibiyo dalaga sisiinta kadib markii ay saameyn ku yeesheen fatahaadaha wabiga shabeelle oo inta badan cagta mariyey dalagyadii xilligan ay soo guran lahaayeen beeraleyda gobolka shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here