Madaxweyne Farmaajo oo ku Baaqay in Qoondada Haweenka la kordhiyo.

0
207

Jowhar (Radio Isnaay)-Madaxweynaha jamhuuriyadda faderaalka  Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo oo shalay oo xiray shirkii lagu shaacinayay heshiiskii laga gaaray khilafka doorashada khudbad uu ka jeediyay madasha ayuu hoosta kaga xariiqay  qoondada haweenka isaga oo intaa ku daray in ay haweenku mudanyihiin in boqolkiiba soddan looga kordhiyo oo xitaa boqolkiiba afartan la siiyo, maadaama ay yihiin laf-dhabarta bulshada.

Warbiixntan Waxaa soo Jeedinaya;- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here