Gurmad Caafimaad oo la Garsiiyey Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar.

0
223

Jowhar (Radio Isnaay)- Xanuunka duummada ayaa waxa uu ka  dhashay biyaha fatahaada uu ka sameyay wabiga shabelle deegaano iyo degmooyiin hoosyimada Magalada Jowhar  ee caasimadda Hirshabeelle.

Wasiir dowlaha Wasaaradda Cafimaadka dowladgobolleedka Hirshabeelle Muxudiin Mukhtaar Mucallim ayaa sheegay in ay dawoyiin Caafimaad ay gaarsiiyeen dadka kasoo barakacay tuulooyiinka u saameeyay fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

 

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa;- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here