Maamulka Degmada Jowhar oo Kormeeray Xaafadaha uu ka socdo Ololaha Nadaafadda.

0
206

Jowhar (Radio Isnaay)-Kormeerkan ay sameyeen masuulyiinta maamulka degmada jowhar waxaa horkacaayey gudoomiyaha maamulka degmda jowhar Cusmaan Muqtaar Bareey waxa uuna kusaleysnaa sidii loo xoojinlaha ololaha nadaafadeed ee ka socda Xaafadaha Magaalada jowhar ee caasimadda Hirshabeelle gaar ahaan waxa ay indo indheyn kusoo sameyeen Xaafadda Kulmis oo ay kasocotay jarista geed yahuudka oo dhibaato badan ku haaya deegaanka iyo dadkaba.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Mucallim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here