Hirshabeelle oo Baaq u Dirtay Qoysaskii ka Barakacay Dagaaladii ka Dhacay Dulleedka  Baladweyne.

0
223

Jowhar (Radio Isnaay)-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa Beladweyne ka wada dadaallo lagu xalinayo beelo ku  dagaalamay duleedka Beladweyne waxa uu   kulan la qaatay horjoogayaasha maleeshiyaadka dagaalamay, kuwaasi oo ugu dambeyn balan qaaday inay Nabadda ka shaqeyn doonaan isago ugu baaqay dadkii barakac in guryahooda ay ku labtaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya ;- Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here