Kulan looga Hadlayey Shaqo yarida dhalinyarada oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
143

Jowhar (Radio Isnaay)-Gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka shabeellaha dhexe fartuun Aadan Xeefow ayaa ka hadashay shaqo la’aanta soo food saartay dhalanyarada waxbaratay ee ku nool deegaanada gobolkani shabeellaha dhexe waxa ayna arintaasi kusababeysay in ay san jirin cid ka warqabta baahida dhalinyarda jowhar kusugan.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa :- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here