Kulan looga Hadlayay Halista Istcmaalka Maandooriyaha oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
231

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo looga hadlaayey dhibaatada uu leeyahay isticmaalka maandooriyaha ayaa waxaa soo qaban qaabiyey hey’adda tubta nabada waxaana ka qeybgalay bahda cafimaadka magaalada jowhar, culumudiinka iyo qaar ka mid ah dhalinyarada gobolkani shabeellaha dhexe..

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here