Hirshabeelle oo shaacisay Heshiis laga Gaaray Colaadii Magaalada Baladweyne.

0
222

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa  heshiis hordhac ah laga gaaray dagaaladii u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacaayay deegaano hoostega Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

War-saxaafadeed laga soo saaray kulamo dhexmaray Odayaasha iyo Waxgaradka beelihii dagaalamayay ayaa waxaa lagu sheegay in heshiis hordhac ah looga gaaray Colaadii khasaaraha isugu jiray dhimasho iyo dhaawac geysatay ee ka dhacday Hiiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here