Wabiga Shabeelle oo Fatahaado ka Geystay Tuulooyin Hoostaga Degmada Jalalaqsi.

0
224

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaan Maxamuud Colaad oo ka mid ah gollaha sharci dajinta ee barlamaanka maamulka hirshabeelle ayaa waxaa uu ka warbixiyey saameynta fatahaado sababay qasaaro kala duwan oo dhinaca wax soosaaarka ah iyo barakac qoys uu ka dhacay tuulooyinka hoostaga degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here