Dhalinyarada Mgaalada Jowhar oo Door Wanaagsan ka Cayaaray Gurmadka Fatahaadaha.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururada dhalinyarada ee ka howlgala jowhar ayaa wadda dadaallo ay ku muujinaayaan doorka ay ku dhex leeyihiin bulshada kuwaasi oo qeybweyn ka qaatay Gurmadka dhibaatooyin ay ka mid yihin  xanuunka covid-19 iyo fatahaadaha wabiga shabeelle sida uu Sheegay Nabadoon Colow Beerey oo ka mid ah Duubabka Dhaqanka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here