Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Cadale ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe Waxaa u Dalxiistagi jiray Boqolaal qof oo Dalxiiseyaal ah kuwaasi oo ka kala Tagi jiray Gobolada Dalka Balse Waxaa Hadda Arintaasi Saameyn Mugleh ku Yeeshay Xanuunka Covid-19 oo Gabi ahaanba Joojiyay Dalxiiseyaashii Tagijiray Cadalle Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed oo ah Gudoomiyaha Ururka Dalxiiska Cadalle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.