Maamulka Tuulada Buurfuule ee Degmada Mahadaay oo Taageero ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
209

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaada wabiga shabeelle ayaa saameyn ballaaran ku yeelatay bulshada ku nool deegaano hoostaga degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay kuwaasi oo sababay In qoysas danyar ah ay ka barakacaan guryahooda Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Cabdullaahi Yuusuf Xuseen oo ah Gudoomiyaha Tuulada Buurfuule.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here