Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Saameeyay Ganacsiga Xoolaha Magaalada Jowhar.

0
264

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare Ukac xoogan ayaa laga dareemaya seylada lagu iibiyo xoolaha nool ee magaalada jowhar kadib markii saameyn balaaran oo ay ku yeesheen fatahaadaha wabiga shabeelle oo xoolihii miyiga laga keeni jiray hakad galiyey Sida uu Idaacadda Isnaay u Xaqiijyay Maxamed Aweys Nuur oo Kamid ah Ganacsatada Xoolaha ku iibiya Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here